kuliyadda Maaraynta iyo Dhaqaalaha, ayaa tababar ciwaankiisu yahay Maamul Wanaagga iyo Hogaaminta u qabatay ardayda kuliyadaas Image not found

kuliyadda Maaraynta iyo Dhaqaalaha, ayaa tababar ciwaankiisu yahay Maamul Wanaagga iyo Hogaaminta u qabatay ardayda kuliyadaas

Waxaa maanta xarunta Km4 loogu qabtay horjoogayaasha iyo gudiyada fasalada ardayda kuliyadda Maaraynta iyo Dhaqaalaha, tababar ciwaankiisu yahay Maamul Wanaagga iyo Hogaaminta oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Kuliyadda. Tababarkaan, waxaa ka hadlay xafiiska Arimaha Ardayda iyo maamulka Kuliyadda. Tababarkaan waxaa bixiyey  Mr. Ahmed Yusuf Omar oo ah kaaliyaha Xafiiska Waxbarashada Jaamacadda Soomaaliya. Gabagabadii, waxaa soo xiray Prof. Ali Araye Adow oo ah xubin ka tirsan boardka Jaamacadda.