
Waxaa xaflad mahad celin iyo Sagootin isigu jirtay u qabtay kuna gudoonsiinayay shahaado sharaf Dhaqaatiirta Iyo maamulka Kuliyadda Caafimaadka mudada 3-da sano ah wax u dhigayay Fasalka MS18A&B. Ardayda waxey soo bandhigeen cilmi baaris ku saabsan Distribution of Hepatocellular Carcinoma and Demographic Variation Among Patient with liver cancer Admitted at UNISO Hospital . Hormuudka Kuliyadda Caafimaadka Dr.Yassin Ahmed Nor oo soo xiray xafladda ayaa bogaadiyay dadaalka ardaydu ay muujiyeen.