Waxaa maanta si hamsami ah uga bilowday xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Soomaaliya Imtixaankii Finalka.
Dhammaan Ardada waxaan ku boorinaynaa dadaal, waxaana u jaraynaynaa guul.