
Munaasabad quraan Aqris ah oo loogu ducaynayay Marxuum Abdulkadir Nor mohamed ayaa lagu qabtay Xarunta Maamulka Jaamacadda.
Munasibadaan waxaa soo agaasimay galaasyada BIT-da oo horay u dhiganayay Allah ha u naxariisto Abdulkadi Nor Mohamed Khayre oo gacan ka xaq daran dishay asiga oo xiisadiisa kasoo baxay.