Bandhiga Cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen horjoogayaasha Fasalada Computer Science ee xarunta maamulka wax ku barta. Image not found

Bandhiga Cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen horjoogayaasha Fasalada Computer Science ee xarunta maamulka wax ku barta.

Waxaa lagu qabtay xarunta maamulka Jamaacadda Soomaaliya Bandhiga Cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen horjoogayaasha Fasalada Computer Science ee xarunta maamulka wax ku barta.
Waxana Bandhigaas ka qayb galay qaar ka mid ah Maamulka iyo macaliinta kuliyadda.
Gabagabadii Bandhiga waxaa hadiyado la gudoonsiyay ardaydii kaalmaha ka galay Bandhigaas.