Xaflad iskugu jirtay Xilwareejin iyo Celeema saarka Hogaanka cusub ee Midowga Arday ayaa ka dhacday Xarunta KM4 ee Jaamacadda Soomaaliya Image not found

Xaflad iskugu jirtay Xilwareejin iyo Celeema saarka Hogaanka cusub ee Midowga Arday ayaa ka dhacday Xarunta KM4 ee Jaamacadda Soomaaliya

Xaflad iskugu jirtay Xilwareejin iyo Celeema saarka Hogaanka cusub ee Midowga Arday ayaa ka dhcday Xarunta KM4 ee Jaamacadda.
Munaasibada oo ay kasoo qabgaleen Maamulka sare ee Jaamcadda waxaa hadal dhiiri gelin u ah hogaanka  cusub  ee la doortay ka jeediyay Gudoomiyaha Jaamacadda Dr. Ismail Ali Siyad.